Koorsadan wax yaabaha aad ku baran doonto waxaa kamid ah
1-Sidee loo sameesto blog
2-Sidee loo qoro article ama qormo tayo leh taas oo seo aqoonsan karo
3-sida loogu xirto ama loo codsado google adsense
4-sida loo isticmaalo chat gpt si aad u hesho fikrado qormooyin
5-sida loo helo iyo sida loo sameeyo sawirada thumbnailka ah taas muhiim u ah qormadada.
6-intaas kadib waxaad noqon doonta qof blogger ah oo dhamestiran dhan walbo.