Somranks Academy

Hot course

Dropshipping Course For Everyone 2024 somalia

Mudo 2 sano ah ayan ku jiray dropshipping laakin waxba kama aanan sameen jirin ustaadka xaqiiqdi wuxuu i tusay wax ... Show more
732 Students enrolled
0
0 reviews
  • Description
  • Curriculum
  • Reviews
Green and Yellow Money Making Tips YouTube Thumbnail

Korsadan waxay ka kooban tahay dropshipping iyo qayb kamid ah social media marketing. Wax yaabaha aad ku baran doonto koorsadan waxaa kamid ah.

1-Sida loo doorto niches.

2-Sida loo soo helo product guulestay si aad u iibiso.

3-Sido loo raadiyo supplier rate fiican leh kaas waqti fiican ku geynaayo alaabtada.

4-Dhisida store soo jiidasho leh

6-Ku xirista payment method

7-Sameenta organic iyo paid social media marketing.

Layer 1