Koorsadan waxaa ku baran doonta sales and marketing oo ah xirfad aad looga baahan yahay wadankeena somalia dhamaan ganacsiyada ka jira wadanka waxa ay u baahan yihiin qof u sameeya marketing oo alaabtoda u suuq geeya. anago ka duuleena taas aragnayna baahidas waxan go’aansanay in aan barno ardayda xirfadan si ay ugu shaqeestaan una noqdaan salesperson.
Koorsada waxaa lagu baranaya dhamaan wax kasta ee la xiriira sales and marketing sidoo kale ardayda waxay ku baran doonan qayb kamid ah toolska loo isticmaalo shaqadan